Linksys voip pap2-T ka gado jungalfoon muqdisho

Qaado UK number & Free calls adigo joga somaliya
Iska yaree qarajka telefoonada 90%

    

 

 

 

iska yaree qarajka telefoonada  ee kobci dhaqaalahaaga taa waxaad ku gaari kartaa inaad gadato qalabkan oo aad ku heli doonto meel kasta oo aad ka joogto soomaliya - qalabkan uma baahna kumbiyutar iyo qof aqoon  leh waxaad galin INTERNET DSL ( Rj 45 ) kadib u dirso telefoon raqiis ah aduunka meeshii aad doonto - qalabkan waxaad ku isticmaali kartaa Guriga , Xafiiska , Goobtada ganacsi  iyo Baranche - arrinku dhib ma ahan markaad gadato waxaad la tacaamuleysaa shirkadaha bixiya barnamijka uu ku shaqeeyo ee VOIP loo yaqaan tii ku qancisa - ama  Jungalfoon oo adeegiisa aanad u safreyn ONLINE waaye iibku 24/7  waxaadna ka gadan dalka gudihiisa gaar ahaan muqdisho- mana lahan accountigaagu dhicitaan intaad doonto ayaadna ku shuban xataa 10$ 

Free  call  to somalia

 

                  

 waxaan hayaa barnaamij iyo qalab kuu sahlaya inaad soomalia kula shekeysato Free calls waligaa waxaad bixineysaan oo qura qiimaha internetka DSL - waliba qofka somalia jooga uma baahna kumbiyutar wuxuu gadanayaa Linksys voip kadibna internet DSL ayuu ku xiranayaa qofka kale ee jooga dunida inteeda kale wuxuu isticmaalaya kumbiyutar – mobile leh internet ama Linksys kii u fudud intaad doonto ayaad hadleysaa ma ahan ijaar bileed ama sanad waa free barnamijka insha allah waligiis - 

Qaado  telefoon UK number lagaa soo waco  adigoo  jooga somaliya gaar ahaan magaloyinka laga helo internet DSL ( muqdisho - Afgooye - Marka - Kismayo - Jowhar - beledweyne - Puntland iyo somaliland ) qalabkan Linksys voip waxaad ka heleysaa somalia /muqdisho -- wixii suaalo ah walaal gacmo furan 

Nala soo xiriir

 Hotline     +966556315212  ( iibka & farsamada )

Somalia     +252615532704  ( maaliyadda )

Muqdisho  +252615842982  ( maliyada ) 

Email    : OLOL411@Gmail.com  

MSN     : OLOL411@hotmail.com

SKYPE  : CUNAHAYE   

 

 

Hadaad u baahan tahay inaad ka ganacsato dirista telefoonada raqiiska ah adigoo jooga somalia gaar ahaan magaalooyinka laga helo internet DSL waxaan haynaa qalabkii  iyo barnamijkii kuu sahlayey shaqadaada adigoo aan meeel fog ka doonin qaraj badan kaaga bixin - arrimahaaga oo dhan waxaad ka heli doontaa waddanka somaliya gudihiisa  qalabkan uma baahna kumbiyutar waxaad galin oo qura internet DSL kadib shaqadaada ku bilow - wixii suaal ah walaal gacmo furan ku soo dhawoow

Tijaabi-mobilkaaga 

 

Kadirso mobilkaaga Telefon internet raqiis ah - si aad u hubiso mobilkaaga walaal webka mobilka kagal boggan (http://72.249.184.21/md) hadu kuu dego iiso sheg si aan kugu dhameystiro --- waxaan hubnaa inuu ku shaqeynayo dhamaan NOKIA -( N & E ) iyo wixii kasii danbeeyo   sidoo kale dhamaan waxa dunida yaal mobile weyn oo dhan noocuu doono ha noqdo waa ku shaqeynayaa -- fiiri kaaga maku jiraa ?? 

 

    coffee internet (kumbiyutarkaga )  

 waxaan kuu hayaa barnaamij kuu sahlaya inaad si fudud ku hesho dakhli adigoo wata shaqadaada taa macnaheedu waa inaad u sameyn karto macamishada kaarar ay ka dirsan karaan telefon kumbiyutarka intii ay doonaan 0.50 $ ilaa 10$ ama ka badan - arrinka helistiisa haka fekerin wax ka yar 5 daqiqo bay kuugu suurto galeysaa meel kasta adduunka ama soomalia gobol ilaa tuulo inaad ku hesho - si aad u hesho faahfaahinta barnaamijka iyo qaabka uu u shaqeeyo gacmo furan walaal haddaad fahmi weydo walaal haka xishoon su'aashu ceeb ma ahan anaa kaa caawinaya si qalbi iyo gacmo furan ah - waad ku mahadsan tahay walaal booqashada - tijaabi kumbiyutarkaaga (download)   Riix-Halkan 

 

 

 

 

 

 

 

 Download pc to phone 

halkan ka baro sida loo habeeyo Linksys voip PAP2T  (riix ) 

 

Qiimaha telefoonada adduunka(RATE)

 

 

 free counters